October 7, 2025

Warbaahinta Ceelbaraf Oo Hambalyo Ciida ah u Direeysa Shacabka Somaliyed

 

 

Asc Dhamaan Ummada Muslimiinta Gaar ahaan ummada Somaliyeed Waxa aan hambalyo Ciida u soo marinaynaa Dhalashada bisha Ciida fidri  Waxa aan idin leenahay Hambalyo Hambalyo.

ilaahay ha naga dhigo kuwii laga aqbalay acmaasha soonka ilaahay ummada somaliyeed nabad ha siiyo ilaahay dalka iyo dadka ha badbaadiyo ilaahay dowlad caadil ah oo islaamka ku xakunta alah siiyo Dowlada Hadda Jirtana Xaqa alah tuso-

alshabaab iyo daacish alah ka qabto dalka somaliya  hambalyo Hambalyo

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*